WAJAALE NEWS

Maayirka Caasimada Hargeysa oo Hadhimo Sharafeed Ku Qaabiley Madax-dhaqameedka Gobolka Sanaag

Hargeysa (WJN)– Maayirka caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid “Soltelco”, ayaa maanta hadhimo sharafeed u sameeeyay Madax-dhaqameedka ka yimi bariga gobolka Sanaag oo mudooyinkii u dambeeyay ku sugnaa magaalada Hargeysa.

Munaasibadan hadhimo sharafeedka oo ka dhacday huteel Guleed ee magaalada Hargeysa, waxa ka soo qayb galay Wasiiro ka tirsan Xukuumada, Salaadiin iyo Siyaasiyiin magac ku leh Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Wariye: Xamse Jirde

Wajaalenews Desk

Hargeysa Office

Exit mobile version