Maayirka Caasimada Hargeysa oo Hadhimo Sharafeed Ku Qaabiley Madax-dhaqameedka Gobolka Sanaag | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maayirka Caasimada Hargeysa oo Hadhimo Sharafeed Ku Qaabiley Madax-dhaqameedka Gobolka Sanaag
April 29, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)– Maayirka caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid “Soltelco”, ayaa maanta hadhimo sharafeed u sameeeyay Madax-dhaqameedka ka yimi bariga gobolka Sanaag oo mudooyinkii u dambeeyay ku sugnaa magaalada Hargeysa.

Munaasibadan hadhimo sharafeedka oo ka dhacday huteel Guleed ee magaalada Hargeysa, waxa ka soo qayb galay Wasiiro ka tirsan Xukuumada, Salaadiin iyo Siyaasiyiin magac ku leh Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Wariye: Xamse Jirde

Wajaalenews Desk

Hargeysa Office

COMMENTS
LINKS