WAJAALE NEWS

Maxkamadda Magaalada Wajaale Oo Xukun Ku Riday Eedaysane Lagu Helay Lacag Foojari ah.

TOG WAJAALE(W,N)-Maamulka maxkamada gobolka gabiley gaar ahaan degmada Tog Wajaale ayaa xukun ku riday eedaysane lagu helay lacago foojari ah.

Waxaana xukunka eedaysanahan ka warbixiyay maamulka maxkamada degmada tog wajaale iyo masuuliyiin kale

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;

 

Exit mobile version