BURCO(W,N) Qaarkamida xildhibaanada golaha deegaanka degmada burco ayaa si adag uga horyimid waxka badal xukuumadu ugudbisay golaha wakiilada somaliland oo mudanayaasha golaha deegaanka dalka ka dhigaya bilaa xasaanad.
Xildhibaanada golaha deegaanka burco ayaa madaxwaynaha Somaliland ugu baaqay in aanu ku tumanin hanaanka dimuqraadiyada dalka ,
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;