Hargeysa (WJN)- Gudoomiyaha Ururka Mujaahidiinta Somaliland ee Sooyaal Mujaahid Maxamed Xasan Weere iyo xubno ka mid ah Ururka Mujaahidiinta Sooyaal ayaa waxa ay maanta ku dhawaaqeen wakhtiga la qabanayo shirweynihii Ururkaasi.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka