WAJAALE NEWS

“Madaxweynaha Waxaan Leeyahay Iscasil” Siyaasi Mustafe Shiine Oo Si Adag Uga Hadlay Dilkii Loo Gaystay Labada Sarkaal.

LONDON(W,N) Siyaasi mustafe cabdi ciise (shiine) oo xilka badhasaabnimo kasoo noqday gobolo badan oo Somaliland ah xukuumadii Axmed Siilaanyo ayaa si kulul ucanbaareeyay dilkii foosha xumaa ee lagu dilay taliyihii iyo taliyekuxigeenkii Degmada gar adage e gobolka sanaag, isagoo xukuumada madaxwayne biixi ku eedeeyay in ay ka gaabisay badbaada labadaa sarkaal oo mudo shan maalmood ah la ogaa xaalada ay ku sugan yihiin

Sidoo kale Mustafe shiine ayaa ku baaqay in madaxwayne muuse biixi iscasilo xilka laga caydhiyo wasiirka arimaha gudaha iyo taliyaha ciidanka booliska.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

Exit mobile version