WAJAALE NEWS

Wasiirka Wasaarada Maaliyada Oo Dhaqan Geliyey Wax Ka Bedelka Tacriifada Cashuuraha Sanadka 2014

Hargeysa(wajaalenews):-wasiirka wasaarada maaliyada Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale ayaa dhaqan geliyey wax ka bedalka tacriifada cashuuraha sanadka 2014.

Hargeysa(wjn):-wasiirka wasaarada maaliyada Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale ayaa dhaqan geliyey  wax ka bedalka tacriifada cashuuraha sanadka 2014.

Wasiirka wasaarada maaliyada ayaa qoraalka uu soo saaray ee uu ku dhaqan gelinayey wax ka bedalka tacriifada cashuuraha waxa uu u dhignaa sidan ?Ku: dhamaan maamule yaasha kastamada                                       fadhiyadooda

Ku: dhamaan maamuleyaasha Cashuuraha                                      fadhiyadooda

Ku dhamaan xisaabiye yaasha Gobolada/degmooyinka                Fadhiyadooda

Og: dhamaan wasaaradaha iyo Hay?adaha Dawlada                       fadhiyadooda

0in 0in 10pt; text-align: justify;”>Og: Gudoomiye yaasha Golaha Deegaanka                                       fadhiyadooda

Og: Taliyeyaasha qaybaha  Booliska                                                    Fadhiyadooda

Og: Gudoomiyeyaasha Gobolahad                                                       Fadhiyadooda

Og: Agaasime yaasha Wasaarada Maaliyada                                      Hargeysa

Og: Xisaabiyaha Guud ee Dawlada                                                       Hargeysa

Og  Agaasimaha Guud ee Wasaarada Maaliyada                                            Hargeysa

Og: Taliyaha Ciidana Booliska                                                                 Hargeysa

Og: Hanti dhawraha Guud ee Qaranka                                             Hargeysa

Og: Wasiirka Wasaarada Ganacsiga                                                    Hargeysa

Og: Wasiiru Dawlaha Wasaarada Maaliyada                                   Hargeysa

Og: Wasiirka Wasaarada  Horumarinta Reer Miyiga                   Hargeysa

Og: Wasiirka Wasaarada Tamarta iyo Macdanta                          Hargeysa

Og: Wasiirka Wasaarada Beeraha                                                    Hargeysa

Og: Gudiga dhaqaalaha ee Golaha Wakiilada                                 Hargeya

Og:  Shir Gudoonka Golaha Wakiilaa                                               Hargeya

Og: Madaxweynaha JSL

Ujeedo: dhaqan galinta

 

Anigoo tixraacaya Warqada Madaxweynaha ee tirsigeedu yahay J.S.L/M/XERM/249-2172/112013 ee 24/11/2013 iyo xeer madaxweyne no: 0369/112013 oo lagu baahiyey dhaqan galka lifaaqa wax ka badelka tacriifadaha Cashuuraha iyo liisamada iyo warqada GolahaWakiilada ee tirsigeedu yahay GW/WAK/04/147/2013 ee 24/11/2013 kuna ansixiyeen Waxkabadelka tacriifada Cashuuraha

Sidaa awgeed waxa saraakiisa warqadani ku socoto lagu war galinayaa inay dhaqan galiyaan wax ka badalka tacriifada Cashuuraha iyo liisamada ee halkan ku lifaaqan laga bilaabo 01/01/2014 madaxda ogaysiinta ku lehna waxa laga codsanayaa inay gacan buuxda ku siiyaan fulinta sharcigan kaas oo hirgalintiisu wax wayn ka tari doonto ka midho dhalint Miisaaniyaa 2014

Allah mahad leh

Cabdi Casiis Maxmaed Samaale

Wasiirka Wasaarada Maaliyada

Exit mobile version