WAJAALE NEWS

Khasaaraha Ka Dhashay Dagaal Muqdisho Ku Dhex Maray Ciidamada Booliska Iyo Milariga Somaliya!

MUQDISHO(W,N) Xaalada magaalada muqdisho xaafada kamida ayaa ilaa caawa khasan adib markii ay isku dhaceen ciidamada booliska iyo milatariga somaliya kuwaasi oo dagaal culus dhexmarayo.

Wararka laga helayo isku dhaca labada ciidan ayaa sheegaya in uu sobobay khasaare naf iyo maalba leh

HALKAN KA DAAWO FAAH FAAHINTA WARKAN;

Exit mobile version