Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada hawlaha guud dhulka iyo Guryaynta Somaliland Cabdirashiid Xaaji Ducaale “Qambi” oo lala yeeshay waraysi xaasaasiya oo hordhac ah, ayaa ka hadley arimo la xidhiidha muranka xoogan ee hada ka taagan dhulka laga dhisayo Madaxtooyada cusub ee Somaliland, baadhista Hantidhowrka guud kawado Wasaaradiisa iyo xadhiga xafiiska Agaasimihiisa guud iyo arimo kale oo xaasaasiya.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Wariye: Xamse Jirde
Wajaalenews Desk
Hargeysa Office