WAJAALE NEWS

Condoleezza Rice Iyo jenddaya frazer Oo Dawlada Maraykanka Ugu Baaqday In Uu Aqoonsado Somaliland.

WASHINGTON(W,N)-Daraasad ay soo sareen macad ay hormuud ka yihiin masuuliyiin xilal sare kazoo qabtay dawlada maraykanka oo kala ah Condoleezza Rice iyo jenddaya frazer ayaa dawlada maraykanka ugu baaqay in ay aqoonsadaan Somaliland islamarkaana la siiyo aqoonsi lamid ah kii hore loo siiyay istimor iyo Kosovo maadama ay ku taalo mandaqad muhiim u ah dunida iyo geeska Africa.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version