Munaasibada Meherka mudane Sacad Muuse Ibraahim Iyo Marwo xanaan Axmed Gaas oo maanta ka qabsoomay Magaalada Hargaysa gaar ahaan Huteelka Green Plaza..
Xaflada Meherka ayaa ahayd loo soo agaasimay si heer sare ah Waxaa kasoo qaybgalay badi haldoorka somaliland, Aqoonyahan ,madax dhaqameed ,aAbwaano Siyaasiyiin Madaxda ciidamada culimo awdiin iyo qaadiga degmada hargaysa oo madashan goob ka ahaa.
Jawigga madasha meherka Sacad iyo Xanaan ayaa ahaa mid ay ku dheehnay kaftan, isbarasho iyo duco iyo hambalyo loo dirayay qoyska cusub ee kusoo biiray guryaha islaamka.
Waxaana hambalyo udiraya meherka Sacad Muuse iyo Marwadiisa Xanaan Axmed Gaas shacabka reer Somaliland gudo iyo dabadba ,
Wasiirkii hore ee Wasarada Warshadaha Somaliland Shucayb Maxamed Muuse iyo ku hadlaya magaciisa iyo ka shacabka Somaliland Qoyska cusub ee sacad iyo xanaan waxaan leenahay noqda qoyskii aqalgalkooda ku gaadha bash bash iyo barwaaqo.
Waxaanan Waxaan ugu ducaynaya ducadii rasuulka (NNKH) Baraka Laahu Laka Wabaraka Calayka Wajamaca Baynakuma Bilkhayr.
Maxamed cali sheikh Cumar,
Cabdiqaadir Xusee cirro wayne
Aqooyhan adiraxiim bin daac
Sacad faysal kaamil
Siyaasi Xamse Cabdiraxaam Khayre
Murashax Maxamed Sheikh Cabdiraxmaan
Axmed Cismaan Xasan
Abwaan xasan dhuxul laabsalax
Mustafe maxamed khayre
Mustafe aadan muuse
Qoraa muxiyadiin jaamac xirsi
Axmed Macalin cumar
Maxamed Iid
Sidoo kale waxaa hambalyo taa lamida udiraya
Masuuliyiinta iyo hawlwadeenada shabakaha Wajaalenews.net iyo Gabileynews
Waxaan leenahay noqda qoyskii aqalgalkooda ku gaadha bash bash iyo barwaaqo
Aamin Aamin