Gabiley (WJN)– Waxaa maanta magaalada Gabiley si rasmi ah looga dhagax dhigay dhismaha maktabad ay yeelanayso Gabiley oo ay hore u dhagax-dhieen Wasiiro ka tirsan Xukuumada.
Waxaa dhagax-dhiga dhismaha Maktabadan goob joog ka ahaa Maayirka magaalada Gabiley, Badhasaabka, Gudida gacanta ku haysa dhismahani iyo shirkada fulinaysa dhismahan.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/avS2MDkCkyY
Wajaalenews Desk
Gabiley Office
Wajalenews@gmail.com