HARGAYSA(W,N) Afhayeenka xisbiga mucaaridka ah ee xisbiga wadani ayaa si kulul u canbaareeyay xadhig iyo afduub xukuumadu kula kacday gaadhigii gudoomiyaha xisbiga cabdiraxmaan cirro iyadoo sidoo kale amartay in ciidankii ilaalada u ahaa in ay iska Xaadiriyaan xeryaha ciidamada ay ka tirsan yihiin
Sidoo kale xibiga wadani ayaa ku baaqay in xukuumadu afar iyo labaatan sacadood gudahood ay faraha kaga qaado
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;