WAJAALE NEWS

DAAWO;-Wasiirka Warfaafinta Jsl Oo Kulan Layeeshay Masuuliyiinta Ururka Solja Iyo Arimaha Ay ka Wada Hadleen!

HARGAYSA(W,N) Wasiirka Wasaarada warfaafinta iyo wacyi galinta jsl ee dhawaan madaxwayne biixi u magacaabay wasaaradan ayaa kulan la yeeshay masuuliyiinta ururka suxufiyiinta somaliland ee solja

Kualan ayaa ujeedadiisa lagu sheegay in ay tahay sidii ay wada shaqayn udhexmarin lahayd wasaarada warfaafinta iyo ururka solja

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version