WAJAALE NEWS

DAAWO;-Qoraa Cali Qoryoolay Si Adag Uga Hadlay Tacadiga Xukuumadu Kula Kacday Qoyska Ina Xasan Dalab, Shacabka Ugu Baaqay Isku Soo Baxyo.

HARGAYSA(W,N) Qoraal Cali Dool Axmed (cali qoryoolay) oo kamida siyaasiyiinta reer somaliland ayaa si adag uga hadlay talaabada xukuumadu kula kacday qoyska maxamed xasan dalab oo dhulkii ay deganayeen madaxwaynuhu xoog ku dhisanayo awood ciidan lagaga raray qoyskii deganaa

Sidoo kale qoraa cali Qoryoolay ayaa madaxwaynaha ugu baaqay in uu dadkan uceliyo hanti waxa Uu sharciga uhaystaan hadii uu diido xukunka maxkamadaha isna aanay sharci ahayn madaxwaynenimadiisu

HALKAN KA DAAWO  MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/Wbu9EPx5Svg

 

Exit mobile version