WAJAALE NEWS

Xoghayaha duulista iyo hawada ee Xisbiga Waddani oo si adag uga hadley goobaha mihiimka ah ee aan gacanta ugu jirin xukuumada

Hargeysa (WJN) – Xoghayaha duulista iyo hawada ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Nuuradiin Diini ayaa waxa uu si adag uga hadley goobaha mihiimka ah ee ila dhaqaalaha ee aan ilaa iyo hada gacanta ugu jirin xukuumada,Islamarkaana shirkada gaarka ahi ay maamulaan iyo baahida loo qabo.

Dhanka kale Xoghaye Nuuradiin Diini ayaa waxa uu Madaxweyne Muuse Biixi ugu baaqay in uu soo celiyo goobahaas mihiimka ah ee maqa.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Exit mobile version