Berbera (WJN)– Prof: Cali Khaliif Galaydh hadal ka jeediyay barnaamij doodeed lagu qabtay magaalada Berbera, ayaa waxa uu ka hadley haalka uu ku dambeeyay heshiiskii ay wada gadheen Xukuumadii uu gadhwadeenka ka ahaa Axmed Siilaanyo iyo maamulka Khaatumo, isagoona hoosta ka xariiqay inaanu ilaa iyo hada fulin heshiiskaasi.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/IAZgQTICXFM
Wariye: Xamse Jirde
Wajaalenews Desk
Hargeysa Office