Hargeysa (WJN) – Qaar ka mida Xildhibaanada Guurtida iyo Wakiilada ee laga soo doorto gobolada Sanaag iyo Sool, ayaa si adag u dhaliilay khudbad sanadeedkii Madaxweynaha Somaliland maanta u jeediyay Baarlamaanka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/Otk7K5RO47Y