WAJAALE NEWS

Dawlada Jabuuti Oo Deeq Raashin Ah Gaadhsiiyay Deegaanada Saylac Iyo Lowyacado

Saylac (W,N):- Dawlada Jabuuti ayaa maanta waxa ay Deeq raashin ah gaadhsiisay Deegaanada Saylac iyo Lowyacado oo ay ka jirto Abaar baahsani.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Dawlada Jabuuti Oo Deeq Raashin Ah Gaadhsiiyay Deegaanada Saylac Iyo Lowyacado

Exit mobile version