WAJAALE NEWS

Xildhibaan Kamida Golaha Deegaanka Gabiley oo Ka Hadlay Mudo Xileedkooda Dhammaaday

Gabiley (WJN)- Xildhibaan Axmed Sangub oo ka mida xildhibaanada golaha deegaanka degmada Gabiley, ayaa waxa uu ka hadley mudo xileedka dhaamday ee goleyaasha deegaanka dalka oo ay maanta ku eekayd.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/UYC1hosCzGU

Exit mobile version