WAJAALE NEWS

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo Tababar U Soo Xidhay Cutubyo Ka Tirsan Ciidamada Xeebaha

Hargeysa (WJN)– Wasiirka wasaarada arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa maaanta ka qayb galay munaasibad Tobabar loogu soo xidhayay cutubyo ka tirsan Ciidamada Ilaalada Xeebaha Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version