Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo Tababar U Soo Xidhay Cutubyo Ka Tirsan Ciidamada Xeebaha | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo Tababar U Soo Xidhay Cutubyo Ka Tirsan Ciidamada Xeebaha
March 10, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)– Wasiirka wasaarada arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa maaanta ka qayb galay munaasibad Tobabar loogu soo xidhayay cutubyo ka tirsan Ciidamada Ilaalada Xeebaha Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS