WAJAALE NEWS

Wasaarada Warfaafinta Jsl Oo Jawaab Kulul Ka Bixisay Warbixin Tvga Saab ka Baahiyay.

“Warbaahinta Qaranka Somaliland Baasa Boor Ma Qiimeyn Karo”

HARGAYSA(W,N) Wasaraada warfaafinta Somaliland ayaa jawaab kulul ka bixisay warbixin tvga saab ka baahiyay xalay taasi oo lagu faahfaahiyay kharashaadka warbaahinta qaranka ku baxa sida ay  dhaqaalahaasi loo lunsado

Jawaabta wasaarada warfaainta ayaa eedo culus loogu jeediyay maamulka tvgan

HALKANKA DAAWO JAWAABTA WASAARADA WARFAAFINTA;

Exit mobile version