Nairobi (WJN)- Safiirka Somaliland u fadhiya dalka Kenya Ambasador Baashe Cawil Xaaji Cumar, ayaa ka hadley warbixin uu Telefishanka Al Jazera ka diyaariyey dekada magaalada Berbera iyo Shirkada Dahabshiil, isagoona warbixintaasi aad u dhaliilay.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka