WAJAALE NEWS

Qorshe Sanadeedka Hay’adda Action Aid oo Laga Daah-furay Gabiley

Gabiley (WJN)- Hay”adda Action Aid, ayaa maanta kulan balaadhan u qabatay qaar ka mid ah Beeraleyda 32-ka tuulo oo ay wada shaqayn leeyihiin Hay”adda.

Kulankan oo lagu daah furayay qorshe sanadeedkan Hay”adda Action Aid, ayaa waxa ka soo qayb galay Wasiirka hormarinta Beeraha Somaliland, Maamulka gobolka Gabiley iyo madaxda Hay”adaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version