Tog Wajaale (WJN)- Maayirka Ismaamulka Wajaale ee dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mukhtaar Abiib Gurijoog, ayaa ka waramay waxyaabihii u qabsoomay maamulkooda intii ay talada deegaanka ay qabatay Xukuumada Madaxweyne Mustafe Muxumed Cumar.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka