Maayirka Ismaamulka Wajaale Ee Dawlad Deegaanka Soomaalida oo Ka Waramay Waxyaabihii U Qabsoomay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maayirka Ismaamulka Wajaale Ee Dawlad Deegaanka Soomaalida oo Ka Waramay Waxyaabihii U Qabsoomay
March 24, 2019 - Written by Reporter:

Tog Wajaale (WJN)- Maayirka Ismaamulka Wajaale ee dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mukhtaar Abiib Gurijoog, ayaa ka waramay waxyaabihii u qabsoomay maamulkooda intii ay talada deegaanka ay qabatay Xukuumada Madaxweyne Mustafe Muxumed Cumar.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS