WAJAALE NEWS

Hordhaca Waraysi Xaasaasiya oo Lala Yeeshay Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Somaliland

Hargeysa (WJN)- Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka Somaliland Xasan Axmed Aadan oo lala yeeshay waraysi hordhac ah oo dhinacyo badan taabanaya, ayaa waxa uu kaga hadley arimo door ah oo ay ka mid yihiin kiisas dhinaca msuq maasuqa ah oo horyaala oo ay u soo gudbiyeen Hantidhawrka guud ku aadan eedaymo musuq maasuq u haysta masuuliyiin ka mida Xukuumada Madaxweyne Biixi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version