Hordhaca Waraysi Xaasaasiya oo Lala Yeeshay Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hordhaca Waraysi Xaasaasiya oo Lala Yeeshay Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Somaliland
March 25, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka Somaliland Xasan Axmed Aadan oo lala yeeshay waraysi hordhac ah oo dhinacyo badan taabanaya, ayaa waxa uu kaga hadley arimo door ah oo ay ka mid yihiin kiisas dhinaca msuq maasuqa ah oo horyaala oo ay u soo gudbiyeen Hantidhawrka guud ku aadan eedaymo musuq maasuq u haysta masuuliyiin ka mida Xukuumada Madaxweyne Biixi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS