Hargeysa (WJN)- Qaar ka mida ehelada laba nin oo lagu eedeeyay inuu Madaxweynaha ku yidhi “Muuse-Shaanni” maalintii shalay ahayd Maxkamada racfaanka gobolka Maroodi Jeex xukun ku ridday, ayaa sharci daro ku tilmaamay xukunkaasi.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka