Hargeysa (WJN) – Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka Somaliland Xasan Axmed Aadan, ayaa shaaca ka qaaday inuu horyaalo kiis ama dacwad ay u soo gudbiyeen Hantidhawrka guud oo eedaymo musuq maasuq u haysta Wasiirada Warfaafinta iyo Gaashaandhiga.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka