DEG DEG: Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Somaliland oo Shaaciyey Masuuliyiinta Musuq-maasuqa Loo Haysto | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DEG DEG: Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Somaliland oo Shaaciyey Masuuliyiinta Musuq-maasuqa Loo Haysto
March 24, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN) – Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka Somaliland Xasan Axmed Aadan, ayaa shaaca ka qaaday inuu horyaalo kiis ama dacwad ay u soo gudbiyeen Hantidhawrka guud oo eedaymo musuq maasuq u haysta Wasiirada Warfaafinta iyo Gaashaandhiga.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS