Hargeysa(W.N):Wsiirkii hore ee madaxtooyada somaliland maxamuud xaashi cabdi ayaa dood xalay lagu qabtay hotel maansoor magaalada hargaysa lagu waydiiyey su,aalo dhinacyo badan taabanayay hadaba su,aalahaa iyo jawaabuhuu ka bixiyay halkan kaga bogo oo ka daawo hoos