WAJAALE NEWS

DAAWO; Xildhibaan Mustafe Sayid Oo Si Kulul U Canbaareeyay Xadhiga 17Dhalinyaro Ah Oo laga Soo Xidh Xidhay Magaalada Kalabaydh, Noola Gudbiyay Jeelka Madheera.

GABILEY(W,N) Xildhibaan mustafe sayid abokor oo kamida golaha deegaanka degmada gabiley ayaa si kulul ucanbaareeyay 16qof oo dhalinyaro ah oo laga so xidh xidhay magaalada kalabaydh ee gobolka gabiley.

Dhalinyarada ayaa maamulka gabiley xidh xidheen waftigii uu madaxwaynaha Somaliland safarka ku marayay gobolada gabiley iyo boorama kuwaasi oo wakhtigan  iyaga oo aan wax xukunihi ku dhicin  loo soo gudbiyay jeelka way ee hargaysa isla saaka looga sii qaaday jeelka madheera.

Xildhibaan mustafe ayaa xadhiga iyo tacadiga lakula kacay ku eedeeyay maamulka gobolka gabiley

Sidoo kale mustafe ayaa fariin culus udiray madaxwaynaha Somaliland muuse biixi cabdi.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version