GABILEY(W,N) Gudoomiyaha Maxkamada sare ee jsl Prof Aadan Xaaji Cali iyo xubno ka socday gudida maxkamada sare oo maalmihii udanbeeyay ku sugnaa gobolka gabiley ayaa ka warbixiyay waxyaabaha uqabsomay mudadii ay gobolka joogeen iyo tirada dacwadaha ay dhagaysteen,
Sidoo kale gudoomiye aadan ayaa faah faahin ka bixiyay heshiis ay wada galeen jaamacada tima cade iyo xafiis maxkamadeed oo ay ka fureen degmada allaybaday.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://youtu.be/rfhikq_Q8ys