WAJAALE NEWS

Cabdiqaadir Jirde oo Ku Baaqay In Aan La Siyaasadeyn Barnaamijka Shaqo Qaran

Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha ku-meel-gaadhka ah ee xisbiga WADDANI, Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde, ayaa ku baaqay in aan la siyaasadayn Barnaamijka Shaqo Qaran, isagoona muujiyey sida ay xisbi ahaan ula dhacsan yihiin barnaamijka shaqo qaran ee lagu carbinayo dhallinyarada jaamacadaha dalka kasoo baxday.

Dhinaca kale Cabdiqaadir Jirde, ayaa waxa uu dhallinyarada barnaamijka ku jirta kula dardaarmay inay maanka ku hayaan abaalka iyo dedaalka uu qaranku geliyey, una dhabar -adaygaan caqabadaha kaga yimaadda ka midho dhallinta hammigooda.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version