|
|||||
WAJAALE NEWS
Cabdiqaadir Jirde oo Ku Baaqay In Aan La Siyaasadeyn Barnaamijka Shaqo Qaran
March 3, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha ku-meel-gaadhka ah ee xisbiga WADDANI, Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde, ayaa ku baaqay in aan la siyaasadayn Barnaamijka Shaqo Qaran, isagoona muujiyey sida ay xisbi ahaan ula dhacsan yihiin barnaamijka shaqo qaran ee lagu carbinayo dhallinyarada jaamacadaha dalka kasoo baxday. Dhinaca kale Cabdiqaadir Jirde, ayaa waxa uu dhallinyarada barnaamijka ku jirta kula dardaarmay inay maanka ku hayaan abaalka iyo dedaalka uu qaranku geliyey, una dhabar -adaygaan caqabadaha kaga yimaadda ka midho dhallinta hammigooda.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:DAAWO;-Gudoomiye faysal Cali Waraabe Oo Soo Dhaweeyay Shirkii Beelaha Mudulood Ku Qabsadeen Magaalad... Shirkada Super Transportation And Logistics: Oo Adeegyo Casri Ah Kusoo Kordhisay Socdaalka Gaadiidka... Xisbiga Wadani Oo Sheegay In Solar-kii Berbera Imaaraadku ku Caawiyay Xukuumadu Shirkado Gaar Loo ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|