WAJAALE NEWS

Barnaamijkii Aljazeera Ka Samaysay Dekedaha Geeska Afrika, Wuxuu Ahaa Mid ka Qaawan Milgaha Wax Loo Baadho!

Barnaamijkii Aljazeera Ka Samaysay Dekedaha Geeska Afrika, Wuxuu Ahaa Mid ka Qaawan Milgaha Wax Loo Baadho! ee loo yaqaan Investigative Journalism!

Wuxuu ahaa barnaamij bar tilmaameedsanayey shirkada DP World oo keliya sida ciidamada Sirdoonka u bar tilmaameedsadaan waxyaabo cadaw ku ah wadamadooda, muu u eekayn mid baadhitaan saxaafadeed ah.

Wuxuu la kulmay dad aan khibrad weyn u lahayn waxyaabaha uu ku qotomo heshiiska Somaliland iyo DP World.

. Waxa jira dalal badan oo ku tilmaamay barnaamijka Masaafatu Sifir ee lagu soo qaatay dagaalka dekeduhu inuu yahay barnaamij aan xaqiiq badan ku dhisneyn oo ay gabadh yar iskaga galgalanayso iyada oo fulinaysa siyaasada dalka Qatar oo keliya………

qoraal dhamays tiran oo arrintaa ku saabsan ayaan bartan soo gelin doonaa…..

Qalin;Cabdilaahi Beershiya.

 

Exit mobile version