WAJAALE NEWS

Askari Khatar Geliyay Nolosha Weriye Ka Hawl-galla Gabiley

Gabiley (WJN)- Askari ka tirsan Ciidamadda booliska magaalada Gabiley, ayaa khatar galiyey nolosha Wariye ka hawl-galla gobolkaasi. Islamarkaanna ku haw-lannaa shaqaddiisii suxufinnimo.

Sidoo kale, warbaahinta gobolka Gabiley, ayaa Madaxweyne Muuse Biixi iyo Wasiirka arrimaha Gudaha ugu baaqay inuu soo farra-geliyo in la kala badbaadiyo Maayirka Gabiley iyo Suxufiyiinta ka hawl-gasha Gobolkaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version