Hargeysa (WJN)– Siyaasi Aadan Axmed Cilmi “Dhoolayare” oo ka mida masuuliyiinta sar sare ee Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani, ayaa jawaab adag ka bixiyay hadal ka soo yeedhay Siyaasi Cabdicasiis Maxamed Samaale oo ka mida Xisbiga Kulmiye kaa oo shirweynihii Xisbigaasi dhawaan ku qabtay magaalada Boorama ku tilmaamay in qaar ka mid ah Xisbiyada mucaaridku ay cadow ku yihiin Kulmiye.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka