WAJAALE NEWS

Xisbiga Ucid oo Eedaymo U Jeediyay Agaasimaha Madaxtooyadda Somaliland

Hargeysa (WJN)- Xoghayaha warfaafinta Xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Yuusuf Kayse Cabdilaahi, ayaa xukuumada ku eedeeyay inay meel kaga dhacday Xaquuqal iinsaanka iyo Xoriyatul qawlka, Isagoona arintan si gaar ah ugu eedeeyay Agaasimaha Madaxtooyada.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version