|
|||||
WAJAALE NEWS
Xisbiga Ucid oo Eedaymo U Jeediyay Agaasimaha Madaxtooyadda Somaliland
February 3, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Xoghayaha warfaafinta Xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Yuusuf Kayse Cabdilaahi, ayaa xukuumada ku eedeeyay inay meel kaga dhacday Xaquuqal iinsaanka iyo Xoriyatul qawlka, Isagoona arintan si gaar ah ugu eedeeyay Agaasimaha Madaxtooyada.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|