Hargeysa (WJN)- Barnaamijka dooda Jimcaha ee BBC-da ee Maanta, ayaa waxa lagu faaqidayaa wadahadaladii iyo heshiisyadii magaalada Garoowe ku dhexmaray Madaxweynaha Soomaaliya iyo Madaxda maamul goboleedyada.
Halkan hoose toos uga daawo muuqaalka dooda