WAJAALE NEWS

DAAWO ;Wasiirka Arimaha gudaha somaliland oo Si Kudigashale uga hadley go,aanadii ay wada gaadheen cuqaasha gabiley iyo dilkii saraakiisha

GABILEY(Wajaalenews);DAAWO ;Wasiirka Arimaha gudaha somaliland oo Si Kudigashale uga hadley go,aanadii ay wada gaadheen cuqaasha gabiley iyo dilkii saraakiisha

Waxaa caawa go,aano u eeg samirsiin wada gaadhay xubno kasocday xukumada siilaanyo iyo odoyaasha dhaqanka ee gobolka gabiley

Wasiir waran cade ayaa isagu si iskumida u tilmaamay dililkii gabiley ilaa qorilugud bulshada reer gabileyna ula hadlay si tiiqtiiqsiya

WAJAALENEWS DESK

Gbiley office

Exit mobile version