Boorama (WJN)- Suldaanka Guud ee beelaha Samaroon Suldaan Saleeban Cali Ismaciil ayaa si adag uga Hadlay dhalinyaro dhawaan Xukuumadu ku xidh xidhay magaalada Boorama, Isagoona ku baaqay in dhalinyaradaas si deg deg ah loo sii daayo.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka