WAJAALE NEWS

Somaliland: 2,600 Macalin oo Ka Hawl Gala Iskuulada Dawlada oo Mushahar La’aan Ah

Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada waxbarashada iyo Sayniska Somaliland Cismaan Jaamac Aadan oo maanta hor tagay gudida joogtada ah ee golaha Guurtida Somaliland, ayaa markii ugu horaysay shaaciyay in 2,600 oo macalimiin ah oo ka hawlgala dugsiyada dawlada aanay wax mushahara qaadan.

Dhinaca kale Wasiirka waxbarashada Somaliland, ayaa sheegay in aanay jiri doonin in dugsiyo gaarka loo leeyahay aanay Ardaydu kaga qalin jebin doonin mudo sadex sano ah.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/rbbEV7w1dRA

Exit mobile version