Hargeysa (WJN)- Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari oo ka mid ah siyaasiyiinta sar sare ee Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani, ayaa dhaliilay wefti uu hogaaminayo Wasiirka Hawlaha guud ee Somaliland oo socdaal ku tagay magaalada Jigjiga, Isagoona Madaxweyne Muuse Biixi ugu baaqay inuu xidhiidhkiisu dhaafo Magaalada Jig Jiga oo uu xidhiidh wanaagsan la sameysato Ra”iisal wasaaraha Itoobiya
Dhinaca kale Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari ayaa ka hadley wefti Wasiiro ka socday Xukuumada Somaliland oo socdaal kaga soo noqday dalka Jabuuti iyo qaabkii halkaasi loogu qaabiley.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka;