WAJAALE NEWS

Maayirka Boorama iyo Masuuliyiinta Dawlada Hoose oo Hawl Galo Ka Bilaabay Jidka Isku Xidha Magaalooyinka Boorama iyo Dila

Borama (WJN)- Maayirka magaalada Boorama Saleebaan Xasan Xadi oo ay wehelinayaan masuuliyiinta Dawlada hoose ee Degmada Boorama, ayaa maanta waxa ay hawl galo wado balaadhin ah ka bilaabeen wadada hawl bowlaha ah ee isku xidha magaalooyinka Dila iyo Boorama.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version