WAJAALE NEWS

Lughaya: Mid Kamida Laba Beelood oo Uu Ka Dhaxeeyo Khilaaf Dhinaca Beerashada Dhulka oo Xukuumada Baaq U Diray

Lughaya (WJN)- Iyadoo mudooyinkii u danbeeyay uu khilaaf dhinaca beerashada dhulka uu ka taagnaa deegaanada Damal, Ceela-helay iyo Gargaara oo hoos yimaada degmada Lughaya ee gobolka Salal oo ay isku hayeen laba beelood oo halkaasi wada dega, ayaa mid kamida labada beelood ee isku haya deegaanadaasi, ayaa Xukuumada Somaliland ka dalbaday inay waan waan nabadeed ay ka gasho khilaafka labada beelood si aanay colaada halkaasi ka taagan aanay sii balaadhan.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version