Tog Wajaale (WJN)- Iyadoo uu dhawaan Wasiirka wasaarada Biyaha Somaliland Xadhiga ka jaray Biyo gelinta Magaalo ganacsiyeedka Tog Wajaale ayaa waxaa hadana magaalada ka taagan khilaaf cakiran oo ku salaysan Biyaha oo u dhexeeya maamulka magaalaada Wajaale iyo Booyadaha Biyaha dhaamiya.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka